Halkan Ka Daawo Carwada Haboon Deeqa Company Oo Maanta Laga Furay Xarunta Gobolka Togdheer Ee Magaalada Burco.

Burco-(Somaliland24)-Carwada Haboon Deeqa Company Ayaa Waxa Markii Ugu Horeysey Laga Furay Maanta Xarunta Gobolka Togdheer Ee Magaalada Burco, Furitaanka Carwadan Haboon Deeqa Ayaa Waxa Xadhigga Ka Jaray Maayirka Magaalada burco Ustaad Maxamed Muraad Oo Ka Hadlay Muhimada Uu Company-gan Haboon Deeqa U Leeyahay Bulshada Degmada Burco iyo Guud Ahaanba Gobolka Togdheer, Waxanu U Mahad Celiyey Mulkiilaha Haboon Deeqa Company, Marwo Qadan Hoodo Oo Iyadu Dadaal Badan Ugu Jirta Sidii Ay Dalkeeda U Maal Gelin Lahayd, Shaqo Abuurisna Ugu Samayn Lahayd In Badan Oo Ka Mid Ah Da’yarta Reer Somaliland. Furitaanka Carwadan Ayaa Ku Soo Beegmaysa Waqti Si Weyn Loogu Baahnaa Oo  Ay Fooda Innagu Soo Hayso Maalintii Farxada Ee Ciidul Fidriga Ee Bisha Soon Fur.
Halkan Ka Daawo Warkaas Oo Muuqaal Ah.

By: Aarjeberti.

Short URL: http://somaliland24.com/?p=11186

Posted by admin on Jul 30 2013. Filed under Warka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

300x250 ad code [Inner pages]

Recent Entries

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Designed by Netxidh Hosting